(Sawirro) Wasiir Cawad oo qaabilay wafdi ka socday Folke Bernadotte Academy

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa xalay fiidkii casho sharaf u sameeyay wafdi Swedish ah oo ka socda Akadeemiyadda Folke Bernadotte Academy (FBA) oo tababaro xiriir ah ugu qabanaysa diblomaasiyiinta Soomaaliyeed Caasimadaha Muqdisho iyo Stockholm. Casha sharafta oo ay ka soo qeybgaleen Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Xasan Cali Maxamed, Wasiiru … Continue reading (Sawirro) Wasiir Cawad oo qaabilay wafdi ka socday Folke Bernadotte Academy